»Salaadda
waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada
kuwa ugu muhiimsan, waana marka laga eegayo aragtida islaamka.
Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka, waxayna
ahayd habeenkii Nebi Muaxammad (scw) la dheelminayay, iyadoo
lambarka koowaad ka gashay cibaadadii kale ee tiirarka islaamka.
»
Read More
»
Xajku waa rukniga shanaad ee ay diinta Islaamku
ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka
ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.
Xajku waa qasdi uu qofku u qasdiyo Baytul-xaraamka "Kacbada"
isagoo cibaadaysanaaya. Haddii aan ka warano waqtigii la waajib
yeelay xajka waxay ahayd sannadkii sagaalaad ee Hijriyada
Ilaahayna uu dadka faray inay xajiyaan haddii ay awoodaan.
Intii
ka horeysay waqtigaa waxaa awood ku lahaa Maka mushrikiintii
Qureysheed, waqtigaana Nebiga (s.c.w.) iyo asxaabtu ma aysan
awoodin in ay si fiican u gutaan xajka.»
Read More
»
Xajku waa rukniga shanaad ee ay diinta Islaamku
ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah
qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.
..................»Read
More
Fadliga
Salaada
»
Salaadda waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga
hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, waana marka laga eegayo aragtida
islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka. ..................»Read
More